On Dokuzuncu Sözün 1. Reşha | On Dokuzuncu Sözün Birinci Reşhası | 2
(1-4)

 

فعلينا الآن أن نعرف هذا البرهان الثاني النا طق ,  وهو خا تم الأنبياء وسبد المر سلين صلي الله عليه وسلم وننصت اليه

WAXAA KORN KEENA WAAJIB KU AH IN AAN HADA  AQOON SANO DALIILKAAN LABAAD  WAXA UUNA YAHAY DALIILKAAS …..

KII LAGU KHATIMAY AN BIYADA WAA BOQORKII RASUULIINTA KORKIISA NAXARIIS IYO NABAD GALYO HA AHAATEE

إعلم أن ذلك البرهان الناطق له شخصية معنوية عظيمة

WAXAAD OGAATAA DALIILKAA NAADIQ AH AMA DHAWAAQAYA WAXA UULEEYAHAY SHAQSIYAD QAR SOO AMA MACNE QARSOON OO WEEN

فإن قلت ما هو ؟  وما ماهيته ؟

HADAAD TIRAAHDO MAXUU YAHAYB DALIIKAASI OO WAA MAXAHAY QEEXIDIISU

قيل لك , هو الذي لعظمته المعنوية صار سطح الأرض مسجده , ومكة محرابه , والمدينة منبره ..

وهو إمام جميع المومنين , يأتمون به صافين خلفه

WAXAA LAGUU LEEYAHAY WAA MDKII WAAYNANKIISU UUQORSOONYAHAY ARDADA           BALACEEDU UU NOQDAY MASJIKIISA MIXRAABKIISUNA UUNOQDAY MAKO MINBARKIISUNA

UUNOQDAY  MADIINO WAA IMAAMKA DHAMAAN MUUMINIINTA  AAYNA KUDAYSANAYAAN ASGA AYNA SAFANAYAAN NKADAASHIISA WAANA NABIGEENA NAXARIISA IYO BALADGALYO

KORKIISA HA AHAATEE

وخطيب جميع البشر يبن لهم دساتيرهم سعادتهم .. ورأيس جميع الأنبياء يزكيهم ويصدقهم بجامعية دينهم لأساسات

أديانهم

WAA KHADIIBKA DHAMAAN BASHARKA  WAXA UU UCADEEYNAYAA LIIBAABAANTOODA

WAA HOGAAMIYAHA DHAMAAN ANBIYADA  WAA UU DAHIRAYAA UUDAHIRAYAA NABIYADA  WAXA UUNA URAMAANAYA IN UU KULANSADAY AAS AASYADA DIIMAHA ANBIYADA OO AH  IN AAY KAWADAYIMAADEEN DIIMAHAAS OODHAN XAGA RABI

وسيد جميع الأولياء ير شدهم ويربيهم بشمس رسالته

WAA BOQORKA DHAMAAN OOWLIYADA  WAA UU HANUUNINAYAA WAXA  UUNA                  KUTARBIYEEYAA  NUURKA RISAALADIISA SUUBAN

No Voice