On Dokuzuncu Sözün 1. Reşha | On Dokuzuncu Sözün Birinci Reşhası | 4
(1-4)

 

فيكررونها ويتفقون عليها مع إختلاف مسا لكهم  وتباين مشاربهم فأكأنهم يقولون با لإجماع  (صدقت وبا لحق   نطقت فأني لو وهم أن يمد يده لرد دعوي تأيدت بشهادات من لا يحد من الشاهدين الذين تزكيهم معجزاتهم وكراماتهم

WAXA AY KUCEL CELINAAYAAN KALIDA TOOWXIIDKA WAYNA ISKU WAAFAQAYAAN

YADOO ISKHILAAFSAN YAHAY   WADOOYINKKOODA IYO DARIIQOOYIN KOODA WAXA AY     LAMIDYIIN AYAGOO  DHAHAY SI WADA JIRAH WAAD BRUNSHEEGTANABI MUXAMEDOOW   XAQIINA WAAD KU DHAWAAQDAY  SEE  BUU USHAKI GALIN KARAA QOFV UTAAGANAYA      GACANTAV IN UU KAHORTAGO DACWDA ALAAH DIINTIISA OO AY AYIDAY MARQAATIYAASHA    DUUL AAN LASOO KOOBI KARI MUCJISAATKOODA IYO KARAAMAATKOODA

إعلم أن هذا البرهان النوراني الذي دل علي التوحيد وارشد البشر اليه كما أنه يتأيد بقوة مافي جناجيه نبووولاية من الإجماع والتواتر

WAXAAD OGAATAA IN BURHAANKAAN IFTIINKA AH  INUU YAHAY MIDKA  TUSINAYA DADKA KA I YEELIDDA ALLE KUNA HANUUNINAYA DADKA KALIYEELIDDA ALLE SIDA UU UUGU          XOOGAABAY TOOWXIIDKA ALLE NABIGA LABADIISA GARAB IYO KU KULMIDDA UMADDA

كذلك تصدقه  مأت إرشادات الكتب السماوية من بشرات التوراة والإنجيل والزبور وزبر الأولين

WAXA SIDAAS OOKALLE RUMAYNAYA KALIYEELIDDA ALLAAH BOQOLAAL

HANUUN OO AY XAMBAARSANAAYEEN KUTUBTII SAMADA LAGASOO DAJIYAY

SIDA : TOOWRAAD , INJIIL , IYO ZABUUR , IYO KUWII KASII HOREEYAY

وكذالك تصدقه رموز الإرهاصا ت الكثيرة المشهودة , وكذلك تصدقه دلالات معجزاته من أمثال: شق القمر ونبعان الماء من أصابع النبي كالكوثر , ومجئ الشجرة بدعوته ونزول المطر في أن دعائه

SIDAASOO KALE WAXAA YAALLAHA RUMEEYNAYA KALIYEELIDA ALLE WAAXAAKAMID AH TIMAAMOOYIKII FARABADNAA EE MARQAATIGA U AHAA KALIYEELIDA  ALLE

SIDA MUCJIZAADKA NABIGA NAXARIIS IYO NABADGALYO KORKIISA HA AHAATEE

WAXAA KAMIDA MUCJIZAADKAAS 1: DAYAXII DHMBALMIDIISA 2: BIYIHI KASOO BURQADA FARAHA NABIGA SIDA WABIGA KOOSAR  3 : GEEDII IMAASHHEEDA AY KUTIMID UYEERISTII BANIGA 4 : MADARKII OO SOODA AY INTA NABIGU UU KUJIRRA DUCADA

No Voice