On Dokuzuncu Sözün 1. Reşha | On Dokuzuncu Sözün Birinci Reşhası | 3
(1-4)

 

وقطب في مركز دائرة حلقة الذكر تركبت من الأنبياء والأخيار والصديقين والأبرار المتفقين علي كلمة لاإله الا الله

والناطقين بها

NABIGU WAA TIIRKA UDUB DHAXAAD U AH XILAQADA DIKARIGA OO ISKAGA TIMAADA

1 : ANBIYADA 2 : AKHAYAARTA 3: IYO SIDIIQIINTA 4: IYO ABRAARTA  IS KUWAAFAQEEN

KALIMADA TOOWXIIDKA KUNADHAWAAQEE

وشجرة نورانية عروقها الحيوية المتيتة هي الأنبياء بأ سا سا تهم السما وية

TOOWXIIDKU  WAXA UULAMID YAHAY  GEED NUUR AH XIDIDAIISUNNA AY LEEYIHIIN NOLOL ADAG   XIDIDADAA  WAA ANBIYADA  AAS   AASYADOODA SAMAAWIGA AH WAANA            RISAALADA XAGA SAMADA LOOGA SOODHIIBAY              

وأغصا نها الخضرة وثماراتها اللطيفة النيرة وهي الأولياء ومعارفهم ا لإلهامية

GEEDAAS WAXA AY LEEDAHAY CALEEMO CAGAAR AH MIRAHEEDUNA WAY JILACSANYIHII WAYNA IFTIIMAYAA: WAXA TIMAAMAHAAS LEHNA WAA OWLIYADA

ILAAHEEY UU KU IL HAAMIYAY AQOONTA RABAANIGA AH

فما من دعوي يدعيها الا ويشهد له جميع الأنبياء مستندين بمعجزاتهم , وجميع اأولياء مستندين بكراماتهم

SHEEGASHO MAJIRTO OO QOFKU SHEEGANAYO DIINTA ISLAAMKA ILLAA WAXAA UQIRAAYA  AMBIYADA OODHAN  AYAGOO CUSKANAYA MUCJISAATKOODA IYO DHAMAAN OOWLIYADA AYAA UQIRAYA AYAGOO CUSKANAAYA KARAAMAATKOODA

فكأ ن علي كل دعوي من دعاويه خواتيم جميع الكاملين , إذ بينما تراه قال : (لاإله إلاالله ) وأدعي التوحيد

SHEEGASHA WALBA WAXA AY LAMITAHAY WAX YAALAHA UYEERAYA DHAMAAN KHAATIMOOYINKA          DHAMEESTIRAN SIDA MARKA AAD ARAGTID QOFKA ASAGOO DHAHAYA LAAILLAAHA ILLAAHU OO                MACNAHEEDU YAHAY ILLAAH KALE MAJIRO OON ILLAAHEEY AHEEN   OO QOFKA UU SHEEGTO ALLE KALINIMADIISA

فإذا نسمع من الماضي والمسقبل من الصفين النورانيين أي شموس البشر ونجومه القاعدين في دائرة الذكر عين تلك الكلمة                                                                                                                              WAXTIGAAS WAXAAN MAQLEENAA  WAXII TAGAY IYO WAXA SOO SOCDA  OO KAMIDA       LABADII DHINAC EE AHAAYEEN NUURKA BASHARKA IYO XIDIGAHII U IFTIIMAYYY

OO FADHIYAA WAREEGA DIKRIGA ALLAAH TOOWXIIDKIISA

No Voice